Dagaal xooggan oo maalintii Saddexaad ka socda Laascaanood iyo Wararkii U Dambeeyay

Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool maalintii saddexaad oo xiriir ah waxaa ka socda dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dadka deegaanka iyo ciidamada taabacsan maamulka Somaliland. Ciidamada iska soo horjeeda ayaa saakay markii uu waagu baryay mar kale rasaas isku bilaabay, waxaana qeybo kamid ah magaalada laga maqlayaa dhawaqa rasaasta culus ay is dhaafsanayaan … Continue reading Dagaal xooggan oo maalintii Saddexaad ka socda Laascaanood iyo Wararkii U Dambeeyay